Ku soo dhawaaw UMASES. Kala soco faafaahin wax barasho oo Kala ah dhanka Deeqda waxbarasho o bixisa Dowllada walaalahanahay Ee Turkiga.
1’da August 2014 ayaa la aasaasay Pageka Ururka Midowga Ardayda Soomaliyeed Ee Sakarya oo ahaa markii hore magacan (SSS)
Halkan waxaa ku xiran dhamaan Ardayda Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Rer Sakarya oo pagekan maamulkiisa iska leh, sidoo kale halkan waxaa ku xiran Arday badan oo dunida wax ka kala barta, kuwaas oo fariimo badan is dhaafsana anagoo halkan si wanaagsan fariimahena kula helna, fariimahas oo ah kuwa ku saabsan dhanka waxbarashada, pagekan Arday galiya kuma xirna waxaa ku xiran bulsho farabadan ha u badnaadan bulshada Soomaaliyeed, sidoo kale pagekeena waxaa ku xiran Arday kale oo Ajanabi ah kuwaas oo iniga la soo xarira marka ay rawaan Deeqda Turkiga qababka ay u heli garaan anaga waan kaa saacidnaa qof walba waxbarasho rawo haduu yahay Soomaali iyo haduu yahay Ajanabi, pagekan baahida inoo geysay waxay aheed markii aan arganay baahida la iskula qabo in qof Arday ah oo doonaya Gobalkan ama guud ahaan inuu wax ka barta Dalka Turkiga in uu sifudud ugu heli karo barta Bulshada ee Facebook, waxaana diyaar u nahay qof walba oo Soomaali ah haka yimaado meesha uu rawo in aan kaa saa cidno intii tabarteena ah oo gacmo furan ku soo dhaweyno, mar walbana soo dhawaada waa ina waydiin kartaan su'aalihiina si fudud ayaa jawaab idinku siin doonaa Insha Allah.
Sakarya Üniversitesi
680 metre
Büyük güzel bir kampüsü var. Mühendislik iletişim ve baba fakülteler üniversite giriş...
Dream Activity House
5 km
Geleneksel dil öğrenme yöntemlerinden farklı olarak daha yenilikçi ve keyifli uygulam...
Sakarya Erzurum Ovacıklılar Derneği
6 km
ÜLKEMİZE ONURLU VATAN MİLLET KAVRAMINI İDRAK EDEBİLEN İMANLI NESİLLER YETİŞTİRE BİLME...
Özel Anka Koleji
6 km
Sabah 10 da iş görüşmesine çağırıldım. Gittiğimde haberleri yoktu. 45 dakika bekledik...
Anka Grup Sigorta Sakarya
7 km
Trafik kazalarında vefat veya sakat kalınması durumlarında mağdurların yakınları ve k...
BAKIŞ AŞISI
7 km
''Yeryüzünün öğretmeni olabilmek için gökyüzünün ögrencisi olmak lazım...''
Aliya İZ...
Sapanca Doğa Sürücü Kursu
8 km
Kursumuzun yeri Özdemir Market’in üzerindedir. Defalarca düzenleme göndermeme rağmen ...
Adapazarı İlçe Milli Eğitim Müdürlüğü...
8 km
Milli Egitim Mudurlugunde okumasini bilmeyen kifayetsiz calisanlar ve ayni zamanda sa...
Sakarya Hemfest
9 km
Sakarya ili genelinde yıl boyunca halk eğitim merkezlerinde hazırlanan performans ve ...
Risale-i Nur
9 km
Risale-i Nur Üstad BEDÜZZAMAN SAİD NURSİ Tarafından Yazılıp Ahir Zamandaki İlaçtır...