Page-kani waa isku xidhaha Ardayda wax ka barata wadanka Turkey gudihisa waxana kuso xidhmi kara qof walba oo xiisaynya inuu Turkey waxbarasho u imado.