Shirkadda Samia Scarfs waa Shirkad Fadhigeedu yahay Turkiga oo ka shaqaysa Arimaha Qurxinta dumarka iyo labiskooda gaar ahaan Khamaarada ,Boorsooyinka iyo waliba kabaha Dumarka.