Pip Hunters ,waxaa ku midoobay Dhalinyaro Aqoon-yahanno ah oo ku xeel dheer sida loo Trade gareeyo Suuqa caalamiga ah ee Forex.
Waxaa ujeedka Pip Hunters uu yahay sidii dhalinyarada looga caawin lahaa sidii ay Madax Banani dhaqaale u gaari lahaayeen.